image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida

Jig Jiga (Onkod Radio) — Waxaa xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa gobolka Siti ee dowlad deegaanka Soomaalida, kadib markii ay weerar ku soo...

Cali Guudlaawe oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle

Jowhar (Onkod Radio) — Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka guddi hoosaadyada golaha wasiiradda ee tiirarka siyaasadda loo...

Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Ammniga Koonfur Galbeed

Baydhabo (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay...

Soomaali Aas ka qayb galeysay oo rasaas lagu furay

Toronto (Onkod Radio) — Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa shaaciyay in la dilay ugu yaraan hal qof, mid kalena uu ku dhaawacmay...

Wafdi Ka Socda Mareykanka oo Hargeysa Kula Kulmay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (Onkod Radio) — Madaxweynaha JSomaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada magaalada Hargeysa wauxuu ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socdadowladda, Maraykanka,...

Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheikh Cabdikhaadir oo Xilka La Wareegay

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir  ayaa maanta si rasmi ah...

Saddex arrin oo ku saabsan magacaabista Abuu Mansuur Muxuu ku kordhin karaa DF ?

Muqdisho (Onkod Radio) — Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, nin maalmo badan magaciisa dhexyaalay miiska go’aanka kooxda Al-Shabaab, mid kamid ah kuwa lacagta la dul...

Xeeladaha muddo kororsiga ee Muuse Biixi uu kala mid yahay Maxamed Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu eedeeyay inuu doonayo muddo kororsi uu xafiiska kusii joogo kadib Novembar 2022 o...

Labo arrin oo dad badan aysan ka ogayn fannanaadda Xamdi Bilan

Muqdisho (Onkod Radio)—  Fannaanadda da'da yar ee Xamdi Bilan ayaa BBC-da uga sheekeysay taariikhdeeda faneed iyo arrimo la xiriira nolosheeda. Xamdi oo ka tirsan fannaaniinta...

Salman Rushdie oo lagu tooreeyey New York

New York (Onkod Radio)— Salman Rushdie, Qoraaga British-ka ah ee qaar ka mid ah qoraalladiisa ay horseedeen inuu bartilmaaed dil u noqdo Iran islamarkaana...

Somalia: Ahmed Hassan Wehlie: Combining a love for technology with peacebuilding

Mogadishu (Onkod Radio) —  Somalia Ahmed Hassan Wehlie has always had a technological bent. He displayed his talent in this area early in life....

Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kadib Safarkii Uganda

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho...

Taliska Booliiska Somaliland oo Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Banaanbixii Dhacay

Hargeysa (Onkod Radio) — Taliska Booliiska Somaliland ayaa faah faafin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Banaanbaxii maanta ka dhacay magaalooyin kale duwan oo ku...

Ra’iisulwasaare Xamse iyo Safiirka Dowladda Sweden oo Kulmay

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.