image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cali Guudlaawe oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle

Jowhar (Onkod Radio) — Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoomiyay shirka guddi hoosaadyada golaha wasiiradda ee tiirarka siyaasadda loo dhanyahay, Amniga iyo Cadaaladda.
Kulankaan ayaa looga hadlay xaqiijinta nabad galyada Caasimadda oo wax badan laga qabtay iyo Howlgallada  ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaannada hoostaga degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan.
Sidoo kale kulanka waxaa looga hadlay dardargalinta qaab dhismeedka Hay’addaha Garsoorka, dib u howlgalinta iyo geeddi socodka dhismaha golayaasha deegaanka.
Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay dhamaan Guddi hoosaadyada golaha wasiiradda iyo howlwadeennada Madaxtooyda ee tiirarka Siyaasadda loo dhan yahay iyo Amniga iyo Cadaaladda oo aad isugu howlay qabsoomida shirkaan iyo dabagalka fulinta qodobada lagu balamay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.