image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Deg Deg, Aadan Madoobe, oo qaaday tallaabo la xiriirta fowdadii baarlamaanka Darraad

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo baaritaan ku sameeya dhacdadii nidaam-darada aheyd ee 7-dii bishaan ka dhacday xarunta Golaha.

Guddigan ayaa ka kooban shan Xildhibaan, waxaana la faray in warbixin ka keenaan arrinkaas, islamarkaana natiijada ka soo baxda baaritaanka ay ku soo sameeyaan dhacdadaas dib ugu soo celiyaan guddoonka.

Sidoo kale guddiga ayaa sameyn doona xog ururinta iyo wareysiga xubnaha Golaha Shacabka ee xaadirka ku ahaa xarunta iyo qof kasta oo goob joog ku ahaa xarunta maalintaas.

Guddoomiyaha ayaa ugu dambeyntiina faray Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka in uu u fududeeyo wixii tas-hiilaad ah ee Guddiga u baahdaan.

Xubnaha guddigaan ayaa kala ah;

1. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)
2. Xildhibaan Axmed Maxamuud Jaamac
3. Xildhibaan Axmed Cabdi Kooshin
4. Xildhibaan Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji
5. Xildhibaan Ismaaciil Ciid Maxamed

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.