image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ilaalada xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyay Muhaajiriin

Ankara (Onkod Radio) — Ciidamada Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa soo badbaadiyay muhaajiriin ay ciidamada Gariigga dalkooda ka soo celiyeen, xilli ay dhuumasho ku galayeen.

Inta la xaqiijiyay 8 qof oo muhaajiriin ah ayay badda ka soo badbaadiyeen ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga, halka ay soo bixiyeen maydka laba qof.

Dadka la soo badbaadiyay ayaa ahaa kuwa ay soo katiinadeeyeen ciidamada gariigga sidoo kalena ay badda ku soo tuureen, sida ay sheegeen ciidamada badda Turkiga muhaajiriintaan ma aysan wadan jaakadaha badbaada.

Ciidamada Gariigga ayaa dadkaan ka soo qabtay jasiiradda Sakiz (Chios), waxaana dib ay ugu soo celiyeen badda iyaga oo katiinadeysan.

Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa si adag u cambaareeyay in gariigga uu dib isaga soo celiyo dadka magangalyo doonka ah ee dalkiisa yimaada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.