image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Maalin Dagaal ah Muqdisho Imisa ayay Dhaqaale ahaan ku Kacaysaa?: Model Estimation

Qiyaastan waa model estimation, ma aha tiro rasmi ah oo kama dambays ah. Model-ku wuxuu isku dayayaa inuu cabbiro khasaaraha dhaqaale ee hal maalin...

Ciidamada Dowladda oo weerar ku qaaday xarun ay ku shiraayeen Beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed

Muqdisho (Onkod Radio) Ciidamo taabacsan dowladda ayaa maanta weerar ku qaaday xarun ay ku shirsanaayeen qaar ka mid ah dhaqanka oo maalmahaan - waa-waan...

Jadwalka Qabashada imtixaanka ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Maamulka gobolka Banaadir Waaxda waxbarashada ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay  jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026. Imtixaankan oo ay...

Xaaladda Siyaasadda Soomaaliya oo Mar Xalad Kala Guur ah oo Hubinti la’aan ah Gashay

Onkod Radio (Muqdisho) Xaaladda Siyaasadda Soomaaliya ayaa haatan u muuqata mid gashay xaalad kala guur ah oo hubinti la'aanta ah, laga soo bilaabo markii...

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre oo Digniin Culus u diray Saraakiisha Ciidamada

Muqdisho (Onkod Radio) Musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa uga digay saraakiisha ciidamada inay joojiyaan ugaarsiga dhallinyarada, uguna baaqay inaysan u adeegin nidaam waqtigiisa...

Hay’adda SODMA & Maamulka K/Galbeed oo 2000 oo qoys deeq raashin ugu qeybiyay degmada Diinsoor

Onkod Radio – Hay’adda Maareynta Masiibooyinka iyo Maamulka Koonfur Galbeed ayaa deeq raashin ah ugu qeybiyay degmada Diinsoor qoysas gaaraya 2000 oo qoys. Deeqdan oo...

Mudanayaasha Golaha Deegaanka oo loo furay Aqoonsi Kororsi

Muqdisho, Soomaaliya (Onkod Radio) Mudanayaasha Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ayaa maalintii shalay loo furay aqoonsi kororsi ku saabsan sare u qaadidda karaanka hoggaamineed, ku...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ka digtay Qataraha adeegsiga baraha Bulshada iyo Bedqabka Digitalka

  Onkod Radio (Muqdisho) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Dr. Maryan Qasim Ahmed ayaa sheegtay in isticmaalka internetka ee dhalinyarada iyo  caruurta, gaar ahaan...

Ciidamada Dowladda oo dibadbaxayaal ku rasaaseeyay Magaalada Muqdisho

Onkod Radio (Muqdisho) Ciidamada Dowladda ayaa maalinimadii shalay ku rasaaseeyay magaalada Muqdisho dibadbaxayaal ka careysan muddo kororsiga dowladda oo muddo xileedkeeda ku ekaa 15...

SOMA Condemns the Unlawful Blockade of Risaala Media Headquarters

Mogadishu, Somalia | 2 February 2026. The Somali Media Association (SOMA) strongly condemns the unlawful occupation and blockade of the Risaala Media headquarters on...

Shirka Qaran ee Ka Jawaabista degdegga ah ee Abaaaraha oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho- Shir qaran oo lagu lafaguray ka jawaabista deg degga ah ee Abaaraha oo ay soo wada qaban qaabiyeen Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee...

President Hassan Sheikh Arrives in Jigjiga for High-Level Regional Talks

Jigjiga, Ethiopia— The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Jigjiga today for high-level regional engagements with leaders from...

Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Muqdisho la kulmay Raisul Wasaare Xamza

Muqdisho – Danjira dalka Soomaaliya u fadhiya dowladda Shiinaha ayaa la kulmay raisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Abdi  Barre, iyagoo ka wada hadlay ...

Trump Pledges to Revoke Citizenship of Somali Immigrants Found Guilty of Fraud

Washington (Kaab TV/Onkod Radio) — U.S. President Donald Trump said on Tuesday that his administration would pursue efforts to revoke the citizenship of American...

Arab Coordination Group and African Development Bank Group Launch a Structured Strategic Partnership to Scale Co-Financing and Investment in Africa

ABIDJAN, Ivory Coast, January 14, 2026/ -- High-Level Consultation Meeting brings together Heads of the Arab Coordination Group and the African Development Bank Group...

Latest Articles