image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Jubbaland oo soo saaray amar culus oo ku socda Shirkadaha Diyaaradaha ee tagi jiray...

Waxaa sii kordhaya khilaafka u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedka Jubbaland, kaasi oo ka dhashay doorashadii dhowaan dib...

Taliyaha Booliska oo kulan la qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Booliska Soomaaliyed

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah uu la qaatay Saaxibadda Beesha...

Wasiir saddexaad oo iska casil xukuumadda uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Wasiirkii saddexaad oo katirsanaa Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xamse Cabdi Barre, ayaa iska casilay...

Dowladda Mareykanka oo Soomaaliya ka cafisay $1 Bilyan oo Lacag Ah.

MUQDISHO (Onkod Online) –  Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka qeyb galay shirka horumarinta iskaashiga Afrika iyo Jarmalka eek...

MUQDISHO (Onkod Online) –  Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Berlin...

Aadan Madoobe iyo safiirka Ingiriiska oo Muqdishu Ku Kulmay, Maxay Kawada Hadleen?

MUQDISHO (Onkod Online) –  Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan...

Kenya oo dhex-dhexaadin ka dhex wada Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh

MUQDISHO (Onkod Online) – Dowladda Kenya ayaa haatan soo farogelisay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyo dowladda federaalka Soomaaliya iyo...

Dowladda Iran Oo Dil Ku fulisay Muwaadin Yahuudi Ah

MUQDISHO (Onkod Online) – Iran ayaa Isniinta maanta ah dil toogasho ah ku fulisay xubin ka mid ah bulshada...

Raysal Wasaare Xamza oo soo magacaabay magacyadii badali lahaa wasiiradii is casilay...

MUQDISHO (Onkod Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo buuxiyay boosaskii Wasiiru Dowlihii Qorsheynta iyo midka...

Baarlamaanka Soomaaliya si Buuxda u meel mariyay Miisaaniyadda 2025-ka xilli lagu baaqay in la...

Muqdisho (Onkod online) – Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025-ka, iyadoo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.