image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Dowladda Federaalka oo hub iyo ciidan hor leh geysay Magaalada Raaskambooni

Sida ay wararka sheegayaan waxaa maanta Magaalada Raaskambooni ka degay diyaarado ka baxay Muqdisho,kuwaasi oo la sheegay inay wadeen...

Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed oo wajahaya xil ka xayuubin

Mudanayaasha baarlamaanka Kuuriyada Koofureed ayaa Arbacada maanata ah ku baaqay in xil laga xayuubiyo madaxweyne Yoon Suk Yeol, ka...

Xaalada degmada Doolow oo kacsan kaddib iska hor-imaad kooban oo ka dhacay Magaalada

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeysa Guddoomiyaha Degmada Doolow iyo...

Shariif, Cabdiraxman Cabdishakuur iyo Kheyre oo qaadacay Doorashada qof iyo cod

Siyaasiyiinta Mucaaradka dalka, ayaa markale cadeeyay mowqifkooda ku aadan doorashada qof iyo cod ee Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ay...

Ciidanka Koonfur Galbeed oo soo qabtay madaxii Maaliyada ee Alshabaab

Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Deeganka Buur-helede oo hoostaga Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay, ayaa...

MW Muuse Biixi oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo Taliyaha AFRICOM

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Madaxtooyada Somaliland ku qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka Amb. Richard H. Riley oo...

RW Xamsa oo ka hadlay geerida ku timid Senator Gaagaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid...

RW Xamsa oo cadeeyay sababta ay dowladda dhexe ay ciidamada u geysay Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galaya Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga...

Muxuu kala hadlay Wasiirka amniga gudaha ee XFS Danjiraha Dowladda Swizeland u fadhiya Soomaaliya...

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Swizerland u...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Jubbaland ku Eedeeyay inay qaadan doonto mas’uuliyada wixii ka dhaca Raaskambooni

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uu qaadan doono mas'uuliyada haddii...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.