image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha si loo xoojiyo xiriirka labada...

Muqdisho (Onkod Radio) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Macalin Fiqi ayaa Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya kula...

Gabar Weriye ah Oo Muqdisho lagu Weeraray

Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox...

Gabar Weriye ah Oo Muqdisho lagu Weeraray.

Weriye Aisha Abass Tahliil oo ka tirsan wargayska ugu afka dheer Muqdisho ee Xog-doon ayaa caawa abaaro 07:30 PM koox...

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

Onkod Radio - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu maalinimadii Jimcaha warqadaha aqoonsi ee Danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub...

Itoobiya iyo Somaliland oo bisha July bilaabaya dhaqangelinta heshiiska MOU ee badda

HARGEISA (KAAB TV) – Ethiopia and Somaliland are expecting to announce the implementation of their Memorandum of Understanding (MOU)...

Meydad laga soo saaray qabuuraha Iskool Buluusiya oo laga dhoofiyay magaalada Muqdisho

Onkod radio (Muqdisho) – Waxaa wali qabuuraha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho ka socota in dadkii eheladooda halkaasi ku...

Dagaal culus oo ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose oo lagu dilay...

Onkod Radio - (Qoryooley)  Magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa lagu dilay taliyihii ciidamada dowlada federaalka...

Ururka suxufiyiinta SJS oo cambaareysay falkii lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo warameysay...

Onkod Radio - Somali Journalists Syndicate – SJS waxay cambaareyneysaa falkii shalay lagu hor istaagay saxaafadda madaxa-bannaan ee kasoo...

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Jubbaland oo howlgalo ka dhan...

Onkod radio - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay wadaan ciidamada dowladda...

Judith Suminwa oo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee DR Congo oo xilka loo dhaariyay.

Onkod Radio - Judith Suminwa Tuluka ayaa loo dhaariyay horraantii Arbacadii iyadoo noqotay haweeneydii ugu horreysay ee ra’iisul wasaare...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.