image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Zelenesky oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la kulmo Putin

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Kyiv ay diyaar u tahay inay la kulanto Ruushka lana yeelato wadahadallo...

DF Somalia oo xayiraada ka qaaday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow

Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa dib loogu fasaxay duulimaadyadii tagi jiray degmada Doolow ee...

Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah ku dilay Shabeellah Dhexe

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaya dabley hubeysan oo saakay waabarigii hore labo ruux oo shacab ah ku...

RW Xamsa oo guddi u xil saaray ka jawaabida khasaaraha uu sababay Roobka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay guddiga ka kooban wasiiro, maamulka gobolka Banaadir iyo hay’adda Sodma,...

Duqa Muqdisho oo ka hadlay xaaladda degdeg ah ee ka dhalatay Roobabkii ka da’ay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda degdeg ah ee...

Dowladda Qatar oo sheegtay in 10 kun oo Soomaali ah ay shaqaaleysiineyso

Dowladda Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo abuur oo la filayo in ay fursad shaqo ay ku...

Roob sameeyay isku socodka oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho, waxaa sacaadihii lasoo dhaafay ka da’ay roob xooggan oo sameeyn ku yeeshay isku socodka wadooyinka muhiimka ah...

Mareykanka oo qaadacay go’aanadii kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga qaran

Dawladda Mareykanka, gaar ahaana Wasaaradda arrimaha dibada qeybteeda qaabilsan Afrika ayaa si xoogan u durtay dhammaan go'aanadii Madaxda Dowladda...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay ballaarinta iskaashiga dhaqaalaha

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee dowladda Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku...

Saraakiil katirsan Sirdoonka Faransiiska oo si layaab leh uga hadlay diyaaradii ay soo riday...

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka dalka Faransiiska, ayaa Warbaahinta CNN u xaqiijiyey in dawladda Pakistan soo riday diyaarad ka mid...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.