image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Dhabaab

Qarax xooggan ayaa saaka ka dhacay inta u dhexeysa xerada xagardheer iyo magaalada Dhadhaab kaas oo lala eegtay gaari...

Tirada dadkii ku dhintay weerarkii Pakistan oo korortay

Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan. Tirada dhimashada...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta la kulmay  Safiirka Dowladda Qatar u...

Muxuu kala hadlay MW Xasan Sheekh Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaraadda Afrika ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay  kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay shirka golaha wadatashiga Qaran ee maanta furmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada...

Garsoore Cabdulqawi oo kasoo horjeestay go’aanka maxkamadda ICJ ee taageertay Imaaraatka

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa laashay dacwadda Suudaan ee ka dhanka ah Imaaraadka Carabta, iyada oo sheegtey...

Duqeymo maalintii saddexaad oo xirriir ah ka dhacay dalka Sudan

Maalintii saddexaad oo xiriir ah, ayaa weerarro diyaaradaha aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday magaalada dekedda leh ee Port...

Wasiirka warshadaha Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay safiirka Turkiga ee Somalia

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan  la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee...

Dad loo soo qabtay kab lagu dhuftay madaxweynaha Kenya

Warbaahinta Kenya ayaa ku warramaysa in saddex qof la xiray kaddib markii kabo lagu tuuray madaxweyne William Ruto, xilli...

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta ka furmi doona Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta la filaya in uu ka furmo shirka golaha wadatashiga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.