image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Mareykanka Oo Baaraya Dad Rayid Ah Oo Dhintay Kadib Markii Ay Ka Soo Boodeen...

Ciidamada cirka ee Mareykanka ayaa baaraya dhimashada dad rayid ah oo reer Afgaanistaan ah oo ka soo dhacay diyaarad...

SJS, oo taageero ka heleysa Canada, oo tababar badqabka iyo xorriyadda warbaahinta u qabatay...

MUQDISHO, Soomaaliya 2021 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa Isniintii soo gabagabeeyay tababar socday saddex maalmood kaas oo qayb...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira

Qaahira; Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta...

Laftagareen oo sheegay in Aqalka Sare loo dhisay si degdeg ah oo aan...

Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo munaasabad gaar ah u sameeyay 8ta Senatar ee Dowlad-Goboleedkaas wakiilka...

Kalluumeysato ku geeriyootay Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose

Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin guud ka bixiyay dad kalluumeysato ahaa oo ku dhintay Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose, kadib...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo 26 suxufi u soo gebagebeeyay tababar

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa galabta soo gabagabeeyay tababar saddex maalmood  suxufiyiinta uga socday magaalada Muqdisho. Tababarkan oo lagu baranaayey badqabka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo kulan la qaatay Golaha Wasiirrada dalka...

Qaahira, Ogostoo 16, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta kusii jeeda Dalka Masar

Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar. Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa...

Taalibaan oo la wareegtay Madaxtooyada dalka Afgaanistaan

Xoogaga Taalibaan ayaa sheegtay iney si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Madaxtooyada dalka Afganistaan ee ku taala magaalada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.