image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Shirka Qaran ee Ka Jawaabista degdegga ah ee Abaaaraha oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho- Shir qaran oo lagu lafaguray ka jawaabista deg degga ah ee Abaaraha oo ay soo wada qaban qaabiyeen...

President Hassan Sheikh Arrives in Jigjiga for High-Level Regional Talks

Jigjiga, Ethiopia— The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Jigjiga today for high-level...

Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Muqdisho la kulmay Raisul Wasaare Xamza

Muqdisho – Danjira dalka Soomaaliya u fadhiya dowladda Shiinaha ayaa la kulmay raisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamza Abdi ...

Wasiirka Amniga guddaha XFS oo shirguddoomiyey shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Onkod Radio - Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka...

Guddoomiyaha haya’adda SoDMA oo ku baaqay tallaabo deg deg ah si loo badbaadiyo nolosha...

Onkod Radio -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Magaalada Moqdisho ka Furay shir u...

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚

Muqdisho - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamud Abdullahi (Abukaate), ayaa si rasmi...

Somaliland oo maanta ku jimcaysatay aqoonsiga Yuhuudda iyo Hargaysa oo mahadnaq ku harqisay Benjamin...

Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay uu maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cirro si hoose u soo dusinayay...

Labo nin oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Galgaduud iyo xiisad dilkaas ka dhalatay...

Warar laga helayo deegaanka Huurshe ee gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas labo nin lagu dilay....

Agaasimihii isbitaalka Banaadir oo xilka looga qaaday hooyo foolanaysa oo isbitaalka bannaanka looga saaray

Fadeexad ka dhalatay dayacaad hooyo foolanaysa oo isbitaalka Banaadir laga cayriyay ayaa keentay in Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka...

Reer Muqdisho oo maalin kaliya (4.10.2025) martiyay farxad iyo naxdin is-barkan- jidad la furay...

Madax ay u muuq-dheeraayeen wasiirka koowaad ee Soomaaliya Mudane Hamze, guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Muungaab, Taliyaha NISA Mahad Salad...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.