image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Wasiir Adbirahman Yusuf Al-Cadaala oo Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey la kulmay

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo booqasho ku jooga...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya: Waxaan si dhab ah u arkaa in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga...

Mudane Fiqi, wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlayay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan dhinaca ciidamada ayaa sheegay, in...

Madaxweyne Xassan Sheekh oo rajo ka muujiyay heshiis siyaasadeed oo uu la galo hoggaanka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraysi gaar ah siiyay TV-ga Al-Arabiya, isagoo sheegay inuu rajo...

Maxey tahay sababta uu isku dilay wasiirkii Gaadiidka dalka Ruushka ?

Guddiga baarista ee Ruushka ayaa sheegay in wasiirkii hore ee gaadiidka Ruushka Roman Starovoit la helay meydkiisa, isagoo u...

Maxey yihiin heshiisyada la dardar gelinayo ee ay kullanka ka yesheen madaxweynayaasha Somalia iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee...

Ganacsade Soomaaliyeed ahna Senator oo ku guuleystay Abaalmarinta Aragtida Samafalka ee Baarlamaanka Dhallinyarada Afrika

Nairobi, Kenya – (Onkod Radio) – Baarlamaanka Madaxa Bannaan ee Dhallinyarada Afrika ayaa siiyay abaalmarinta qiimaha badan ee Humanitarian...

Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo laga bilaabay qaadasha Kaarka Diiwangelinta Doorashada

Muqdisho (Onkod Radio) –Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Laftagareen iyo Axmed Qoor qoor ayaa maanta degaanadoodi...

DEGDEG:Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax goordhaweyd ka dhacay bannaanka hore xirada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo...

Maxey kawada hadleyn wasiirada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Ciraaq ?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, Thaabit Maxamed...

DEGDEG: Dagaal xooggan oo ka socda gobolka Hiiraan

Wararka inaga soo gaaray gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka macawiisley iyo kooxda Al-shabaab...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.