image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Hoggaamiyayaasha Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Nayroobi warna soo...

Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo si weyn uga soo horjeeda siyaasadda madaxweyne Xassan Sheikh gaar ahaan...

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ku eedeeyay labo askari saxiix qalliin sababay...

Muqdisho, Soomaaliya (Onkod Radio) Labo askari oo lagu kala magacaabo Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan...

NISA oo sheegtay in ay hawlgallo ka fulisay Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha hoose

War ka soo baxay Hay'adda Nabadusgidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in hawlgal ay ciidamo ajnabi ah...

Xildhibaan Xaadoole: “Walaalkay aniga ayaa xiray waana la soo deyn donna”

Xildhibaan Osmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad u sheegay in uu isagu...

Duqa magaalada Muqdisho: Waa la soconnaa dhaqdhaqaaqa mucaaradka

WhatsApp Facebook Twitter LinkedIn Email Print Duqa magaalada Muqdisho, Muungaab ayaa sheegay in ay la socdaan dhaqdhaqaaqa liddiga ku...

Soomaaliya iyo Seerbiya oo heshiis ku gaaray xarunta QM ee magaalada New York

Cabdisalaam Cabdi Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhiggiisa Seerbiya Marko Đurić la...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo labo boqol ku dhow oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya ayaa...

Waxaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay in ka badan 151 muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo laga...

UAE set to block Visas from Somalis from January 2026

Mogadishu, Somalia (Onkod Radio) The United Arab Emirates announced that it will block entry to their country from nine...

Wasiiru-dawle Cali Balcad iyo Senator Ted Cruz oo Somaliland taageeraya oo Mareykanka ku kulmay

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Cali Cumar Cali (Cali Balcad) oo safar shaqo ku jooga Mareykanka ayaa la...

Somalia: Protests erupt in Mogadishu’s Dayniile district over government land grab

Mogadishu, Somalia (Onkod Radio) Residents in Mogadishu’s Dayniile district on Saturday morning a staged a protest against the government...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.