image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

DEGDEG: qarax ka dhacay duleedka Baraawe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd lala eegtay Gaari NOHA ah oo siday (Qaad ama...

Mareykanka oo Canshuur ku soo rogay qurbo joogta lacagaha u dira dalalkooda

Golaha sharci dejinta ee waddanka Maraykanka ayaa soo gudbiyey cashuur la saarayo lacaga ay qurba joogta waddankaasi u soo...

Wasiirka arrimaha dibadda oo ka qeyb galay shirka wasiirrada ee golaha Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Cabdi, ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirrada arrimaha...

Muxuu xambaarsan yahay safarka MW Xasan Sheekh uu ku tagayo dalka Ciraaq ?

Sida xogaha aan heleyno ay sheegayaan  madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa lagu wadaa inuu u safro magaalada Baqdaad ee...

Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadda ku arkay Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq ?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada...

Soomaaliya oo ka hadashay cunaqabateynta uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay cunaqabateynta dhaqaale ee uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya. War-saxaafadeed  kasoo baxay wasaaradda arrimaha...

Dowladda Talyaniga oo Somalia ka taageereysa mashruucyo dalka lagu horumarinayo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo...

Mukhalas tahriibinayay gabdho oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Taliska Ciidamada Booliska qeybta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane mukhalas ahaa iyo afar Dumar ah oo...

Madaxdii hore dalka oo shaaciyay inay dhimatay madashii wadatashiga Qaranka

Madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda federaalka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan waalac...

Hogaamiyaha Suuriya iyo Donald Trump oo kulmay

Waxaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ku kulmay hogaamiyaha Suuriya, Axmed al-Sharaa iyo madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, sida laga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.