image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Shirweynaha Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo la shaaciyay

Shirwaynaha oo ay ka soo qaybgaleen ergo ka badan 2700 oo ka kala timid daafaha dalka isla markaana ka...

Maxey kawada hadleyn RW Xamsa iyo sihayaha Wakiila Midowga ee Soomaaliya ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Simaha Wakiilka Gaarka ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan oo heshiis culus wada gaaray

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee dowladda Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka...

Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u hagaajin ku biloowday wadooyinkii uu roobka sameeyey

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku howlan dib usoo celinta Bilicda Caasimadda iyo furista waddooyinka,...

Weriye Caanka oo lagu dilay magaalada Qasa

Ilo caafimaad oo ku sugan magaalada Qasa ayaa sheegaya, in weriye sawirqaade Falastiini ah oo si weyn loo garanayay...

Ra’iisul wasaare Xamsa “Hadafkeennu waa doorasho Qof iyo Cod ah”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day 2025),...

DF Somalia iyo Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo uu shir uga furmay Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Maxey kawada hadleyn Ra’iisul wasaare Xamsa iyo safiirka Qatar ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem...

Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal ka fuliyay gobolka Baay

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa daraawishta koonfur Galbeed ay...

Golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baaramaanka Soomaaliya, ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa, kaasi oo ka qabsoomi doona xarunta Villa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.