image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Ciidanka deegaanka ee Macawiisley oo howlgal ku dilay xubno katirsan Al-shabaab

Ciidamada difaaca deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Dalal Yurub ah oo xaalad koronto la’aan ah waajahaya

Dowladda Spain ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah, xilli dhanka kalena ay xoojinayaan roondada bilayska iyada oo la dirayo...

Xuutiyiinta oo ku hanjabay in ay duqeyn ka geysan doonaan Boosaaso & sababta

Xuutiyiinta Yaman ayaa markale ku hanjabay in ay 48 saac gudahood ay duqayn doonaan Xarunta Raadeerka Imaaraatka oo ah...

Mareykanka oo duqeyn ku dilay dad rayid ah gudaha dalka Yemen

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay...

Maxey tahay casuumada uu u fidiyay madaxweynaha Ruushka, madaxweyne Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka ahna Ergeyga madaxweynaha Ruushka u...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo sameeyey isku shaandheeyn golahiisa wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa isku shaandheeyn kooban ku sameeyay xubno kamid ah golahiisa wasiirada. Afhayeenka xukuumadda...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah...

Ciidamada Puntland oo howlgal ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada daraawishta Puntland ay sameeyeen inta u dhaxeeysa...

Trump oo su’aal galiyey rabitaanka nabadda ee Putin

Donald Trump ayaa su'aal galiyay rabitaanka Vladimir Putin ee ah in la soo afjaro dagaalka Ukraine ka dib markii...

Dowladda Ruushka oo shaacisay in ay daneyneyso xiriirka Soomaaliya

Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wefi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.