image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay maalinta shaqaalaha adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo 20 Xildhibaan ka mamnuucay fadhiyada golaha

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe, ayaa 20 Mudane oo katirsan golaha shacabka ka mamnuucay...

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo dib u dhac ku yimid iyo sababta

Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi,...

Baarlamaanka golaha shacabka oo maanta buuq iyo gacan qaad uu ka dhacay

Kulanka maanta ay yesheen xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku soo dhammaaday buuq iyo fowdo, kaddib markii...

Ciidanka xoogga oo burburiyay xarumo laga soo abaabuli jiray weerarada

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan...

Puntland oo 15 maxbuus oo ay ku qabtay dagaalladii Laascaanood ku wareejisay Somaliland

Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday  Maxaabiis ay ku kala qabsadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood sannadkii 2023. Wasiirka...

Dagaalamayaal katirsan Shabaab oo shaqaale ka shaqeeya dhagax qodista ku laayay Kenya

Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar  jid  gal ah oo kooxda Al-shabaab, ay saakay ka geysteen  tuulada...

Dowladda Pakistan oo shaacisay in milatari Hindiya ay qorsheynayaan weerar

Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay "xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo" oo muujinaysa in Hindiya...

RW Xamsa ” Muhiimad ayey u lee dahay xukuumadda in aad dardargeliso howlaha mudnaanta...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad ee...

Kulan looga hadlayay amniga Muqdisho oo lagu qabtay xarunta dowladda Hoose ee Xamar

Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Caasimadda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.