image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Puntland oo soo dhaweeysay gogoshii uu fidiyay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo dhoweeyay gogoshii uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga...

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay khataro ku soo wajahan Addis Ababa

Dawladda Maraykanka, ayaa digniin la xiriirta dhinaca ammaanka u dirtay muwaadiniinteeda ku nool magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka...

Wararkii ugu dambeeyay dad rayid ah oo ku geeriyooday hoobiyeyaal ku dhacay Baydhabo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo...

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo shaaciyay in howlgalka AUSSOM uu wajahayo khatar

Maxamuud Cali Yuusuf guddoomiyaha Ururka midowga Afrika, oo ka hadlayay shirkii ka dhacay magaalada Kambaala ee dalka Uganda, ayaa...

Jubbaland oo uga digtay shacabkeeda in ay qaataan Kaarka aqoonsiga Qaranka

Bayaanka kasoo baxay waraasaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland, ayaa loogu baaqay shacabka deegaanada Jubbaland in aysan qaadan kaarka aqoonsiga...

Baarlamanka Pakistan oo aflagaado ku tilmaamay eedeymaha Hindiya

Aqalka Senate-ka ee Pakistan ayaa diiday eedaymaha Hindiya ee ah in Islamabad ay kula xiriiriso weerarka dadka badan ay...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir madaxeedka dalalka ciidamada AUSSOM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika...

Golaha wasiirrada oo ansixiyay wax badalka sharciga shaqaalaha Rayidka ee dowladda

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho,  ayaa bogaadiyay howlgallada ciidanka qalabka sida...

Ciidamada dowladda oo xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan deegaanka Wargaadhi

Faah faahino  dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Wargaadhi ee...

Hindiya ayaa ceyrisay dublumasiyiintii Pakistan

Hindiya ayaa xirtay xuduudka ugu weyn ee ay la wadaagto Pakistan, waxayna eriday diblumaasiyiinta Pakistan iyada oo sidoo kale...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.