image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Muxuu kala hadlay MW Xasan Sheekh Ergada midowga Afrika ee Soomaaliya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu...

Guddoonka labada aqal oo faray BJFS dardar gelinta iyo dhameystirka dastuurka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane...

Xil. Cabdi Ibraahim oo loo doortay guddoomiyaha guddiga maaliyada ee golaha shacabka

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta...

Shir looga hadlayo taageerada dhaqaale ee howlgalka AUSSOM oo ka socda Uganda

Waxaa magaalada Kambaala ee caasimada dalka Uganda ka socda shir u dhaxeeya  Taliyeyaasha dalalka ciidamada ka jooga Soomaaliya, waxa...

Tirada dhimashada weerarka Hindiya oo korortay

In ka badan 26 qof ayaa lagu dilay weerarka argagixiso ee ka dhacay Pahalgam, Jammu iyo Kashmir. Si kastaba...

Khasaaro ka dhashay weerar ay ciidamada deegaanka ku qadeen kooxda ‘AS’

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay xalay ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan, ku qaadeen xubno ka tirsan...

Puntland oo si kulul uga jawaabtay eedeeyn kasoo yeertay dowladda Federaalka

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cali Xoosh, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray tallaabo ay qaaday Puntland oo ku sheegtay...

RW Xamsa” Maanta waa maalin muhiim u ah Qaranka iyo Shaqaalaha Dowladda, daahfurka siyaasaddan...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha...

Shiinaha oo digniin u diray dalalka isku daya in ay heshiis dhaqaale la galaan...

Shiinaha, ayaa Isniintii ku eedeeyey Xukuumadda Washington inay ku-takri-falayso cashuuraha, waxaanay digniin u dirtay Dalalka isku daya in ay...

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  howlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka ka sameyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaano hoostaga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.