image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

RW hore Shirdoon Saacid oo maalmo ka hor dhaliilay amniga dalka lagu qaabilay Villa...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay  Cabdi faarax Shirdoon oo Ra’iisul wasaare soo noqday...

Faah faahino laga helay dagaal xooggan oo ka dhacay duleed magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-shabaab ay xalay saqdii dhexe ku qadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku...

Kooxda ‘AS’ oo Gowrac iyo kufsi ka wada degmada Aadan Yabaal

Waxaa degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe, laga soo warinaya dhacdooyin naxdin leh, tan markii todobaadkii hore ay...

Safiirka Soomaaliya ee Mongolia oo gudbisay nuqulka warqadaha aqoonsiga danjirannimo

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Hodan Cismaan Cabdi ayaa si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha...

Kumanaan qof ayaa ku biiray mudaharaadyo ka dhan ah Trump guud ahaan Mareykanka

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka guud ahaan Mareykanka maalintii Sabtida si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay...

Dowladda Namibia oo amartay in la tarxiilo 500 oo ruux oo u dhashay Mareykanka

Madaxweynaha Namibia ayaa amartay in la tarxiilo 500 oo Mareykan ah kadib markii ay Mareykanka ku eedeeysay inuu si...

Puntland oo sheegtay in guushii ugu waynayd ay ka gaartay dagaalka Daac1sh

Ciidamada Puntland oo shalay gelinkii dambe howlgal ballaaran ka sameeyay Dooxada Miiraale, ayaa sheegay inay guulo ka soo hoyeen. War...

Kooxda ‘AS’ oo la sheegay in ay qorsheynayso in weerar ay ku qaado xarunta...

Xafiiska Hay'adda dhinaca ammaanka iyo bad-qabka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay inuu soo saaray...

Wararkii ugu dambeeyay Hoobiyeyaal khasaaro geystay oo lagu garaacay qeybo kamid ah Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro Hobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay degmooyin katirsan gobolka Banaadir, gaar ahaan...

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho

Xildhibaanada Baarlamaanka golaha shacabka ayaa maanta la filaya in kulankoodi caadiga ahaa ku yesheen xarunta Villa Hargeysa, kaddib muddo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.