image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

RW Xamsa oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhaw gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ra’iisul wasaaraha ayaa si...

Wasiirka Gaashaandhigga oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidanka xoogga

Maanta oo ah 12 April waxa ay ku began tahay sannad guuradii 65-aad ee aas aaska ciidanka xoogga dalka...

RW Xamsa oo u safray magaalada Laascaanood

Ra'iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay goor dhow ka...

Saraakiil katirsan maamulka Donald Trump oo soo jeediyay in la xiro Safaaradda Mareykanka ee...

Sida ay wararka sheegayaan saraakiil katirsan maamulka madaxweyne Trump, ayaa soo jeediyay in la xiro safaaradda  Mareykanka ee Muqdisho,...

Meydka Gen Sheegoow oo loo qaaday magaalada Jowhar si loogu aaso

Meydka Jeneraal Sheegoow Axmed Cali, ayaa maanta laga qaaday Muqdisho isga oo la geeyay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha...

Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis ay wada gareen Soomaaliya iyo Masar

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu bogaadiyey howlgallada dalka looga sifeynayo...

Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay howlgallo ka socda, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan, oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii...

Ukraine oo sheegtay in ay qabatay askar u dhalatay Shiinaha

Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba muwaadin oo Shiinaha u dhashay, kuwaasi oo u dagaallamayay...

Puntland oo markii ugu horeeysay yeelatay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Siciid Cabdullaahi Deni madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo lagu dhisayo hay’adda aqoonsiga dadweynaha...

Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qeybsanaanta Siyaasadeed ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa la filaya in bishaan April ay kulan ka yeeshaan xaaladda kala qeybsanaanta  siyaasadda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.