image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Dagaal culus oo saakay ka socda deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya deegaanka Abooreey ee katirsan gobolka Hiiraan, ayaa ku waramaya in markale saakay  uu halkaasi dib uga...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen sacaadihii...

Safiirka Yahuuda u fadhiya Itoobiya oo laga ceyriyay shirka Midowga Afrika

Avram Neguse, Safiirka Israa'iil u fadhiya Itoobiya, ayaa lagu qasbay in uu ka baxo shir ay lahaayeen Midowga Afrika...

Maxey kawada hadleyn wasiirada Maaliyadda Soomaaliya iyo Kuwait ?

Wasiirka Maaliyadda Soomaalia Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka Kuwait ayaa maanta...

Ciidanka xoogga dalka oo dagaal kula wareegay deegaanka Abooreey

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Abooreey ee gobolka Hiiraan halkaasi...

Sacuudiga oo waqti u qabtay in dadka cumreysanaya ay dalkiisa uga baxaan

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa 1-da Dul Qacda, oo ku beegan April 29, u asteysay maalinta ugu...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka xukunka dilka ugu badan fuliyay 2024

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada dadka lagu riday xukunnada dilka ah ee sannadka 2024...

Gen Sheegoow oo xabsi ugu jiray dowladda Soomaaliya oo geeriyooday

Alle hau naxariisto waxaa caawa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Gen Sheegoow Axmed Cali oo muddooyinkii dambe...

RW Xamsa ” Hay’adaha waa in ay bixinta adeegyadooda ku xiraan aqoonsiga qaranka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo...

Kooxda Al-shabaab oo sii deysay Odayaal dhaqameed ay ka afduubteen degmada Ceelwaaq

Sida ay wararka sheegayaan kooxda Al-shabaab ayaa maanta sii deysay 5 Oday dhaqameed oo bishii Feberaayo ka afduubteen degmada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.