image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Trump oo ku eedeeyay Zelensky inuu bilaabay dagaalka ka dib weerarkii weynaa ee Ruushka

Donald Trump ayaa Volodymyr Zelensky ku eedeeyay inuu bilaabay dagaalka Ruushka maalin kadib weerar ba’an oo Ruushku ku dilay...

Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood ?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la qorsheynaya inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kaddib safar...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo dhagax dhigay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye)...

RW Xamsa oo kulan la qaatay xubno matalayey bulshada gobolka Sanaag

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay xubno matalayey qeybaha kala duwan ee...

RW Xamsa oo ku dhawaaqay in SSC-Khaatumo ay tahay maamul goboleed katirsan dowladda Federaalka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,...

Ruushka oo weerar ku qaaday Ukraine dadna ay ku dhinteen

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay 83 kalena way ku dhaawacmeen, oo ay carruur ku jireen, kadib weerar...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay Garaadada SSC-Khaatumo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Garaadada...

Maxey kawada hadleyn Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Erdogan ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Türkiye Recep Tayyip Erdoğan,...

Agaasimaha guud ee Shabakada Shabelle iyo ku-xigeenkiisa oo lasii daayay

Waxaa goordhaw dib xuriyadooda u helay Agaasimaha Guud ee warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamed ( Abuukar Iskaay) iyo ku-xigeenkiisa...

Agaasimaha guud ee warbaahinta Shabelle iyo ku-xigeenkiisa oo goordhaw lagu xiray Muqdisho

Ciidamada Booliska saldhigga degmada Xamarweyne ayaa maanta xiray Agaasimaha guud ee warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamed ( Abuurkar Sky...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.