image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Taliska Booliska Soomaaliya oo baadi goobaya rag baxsad ah oo ku eedeysan dil

Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed looga codsaday in ay ka gacan siiyaan soo qabashada labo...

Taliye Nuur Farey “meydadka Al-shabaab meel kasto ayey daadsan yihiin mana jiro deegaan ay...

Saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka ayaa beeniyay in Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Ceel-baraf iyo deegaanada...

Suudaan oo u yeertay safiirkeeda u fadhiyay dalka Kenya

Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa Khamiistii dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi...

Guddiga joogtada ee Baarlamaanka golaha shacabka oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada...

Maxey kawada hadleyn wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Soomaaliya iyo Tukriga ?

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Turkiga Yaşar Güler ayaa kulan ku yeeshay xarunta...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal dhacay deegaan hoostaga degmada Aadan Yabaal

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahan deegaanka Ceel Cali Axmed, ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka...

Qaramada Midoobay oo ka digtay halista colaadda Congo

Saraakiisha ugu sareysa Qaramada Midoobay ee Afrika ayaa ka digay in weerarka fallaagada ay Rwanda taageerto ee bariga Congo,...

RW ku-xigeenka dalka oo Geneva kula kulmay agaasimaha fulinta ee xarunta ganacsiga Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan kula yeeshay Agaasimaha Fulinta...

Guddoomiyaha Cusub ee Midowga Afrika oo ka hadlay tallaabada nabadeed ee ay wado Kenya

Dowladda Kenya ayaa martigelineysa saxiixa heshiis siyaasadeed oo ay ku lug leeyihiin dhinacyada isku haya Suudaan, waxaana ay gobalka...

Golaha wasiirrada Hir-shabeelle oo xalay yeeshay kulan degdeg ah

Golaha wasiirrada Hir-shabeele oo u  shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa waxaa diirrada lagu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.