image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Mucaaridka oo ku guuleystay doorashadii Jarmalka

Hogaamiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Jarmalka Friedrich Merz, ayaa Axaddii shalay guul aan weyneyn kasoo hooyay, doorashadi qaran ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya,...

15 Xildhibaan oo loo fasaxay in ay xaadiraan kalfadhiyada golaha shacabka kaddib…

Qoraal kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa lagu sheegay...

Ciidamada amniga Puntland oo deegaano hor leh kala wareegay kooxda Daacish

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay  ciidanka Daraawiishta Puntland, ay ka sameyeen deegaano ku yaalla buuraha Calmiskaad...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad

Bayaan kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay howlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Yahuuda oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta

Yahuuda ayaa sheegtay in ay si aan waqtigigeda la qeexin dib u dhigayso sii deynta in ka badan 600...

Wararkii ugu dambeeyey duqeyn iyo howlgal culus oo ka dhacay Buuraha Calmiskaad

Ciidamadda Maamulka Puntland ayaa maanta gaaray aagag cusub oo ay ku sugnaayeen kooxda Daacish, kuwaas isaga cararay saacadihii lasoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan garab taagannahay Ciidamada Puntland ee dagaala kula jira Daacish”

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday furimaha dagaalka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta  booqday qaar ka mid ah Daraawiishta, Ciidamada Xoogga...

Maxey kawada hadleyn Siciid Deni iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya ?

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.