image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Ciidamada xoogga oo weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta weerarka culus ku qaaday xubno ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo...

Wasiirka Qoyska iyo xuquuqul Insaanka ee XFS oo la kulmay safiirka Qatar u fadhiya...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya  Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta xafiiskeeda kusoo dhaweysay Safiirka dowladda Qatar...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo lasoo taagay rag loo heysto ganacsiga dadka nool

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad ciqaab ah oo loo heysto toddoba qof oo xafiiska Xeer Ilaaliyaha...

Ciidanka NISA oo howlgal lagu adkeeynayo amniga ka sameeyey Ceelasha Biyaha

Ciidamada hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxa ay maanta ka sameyeen...

MW Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay madaxda dalka liibiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo la qaatay Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Liibiya, Maxamed Al-Manfi iyo...

Dagaal culus oo saakay ka dhacay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo saakar aroortii hore ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka...

Faaf-faahin: Diyaarad dagaal oo ku dhacday deegaano ay ku sugan yihiin Shabaab

Warar aan ka heleyno degmadda Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarad nooca aan duuliyaha...

Soomaaliya oo aan kasoo muuqan liiska dalalka lagu lee yahay tabarucaadka Qaramada Midoobay

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa soo saaray liiska dalal lagu lee yahay Deymaha aan la bixin ee gaarsiin...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaan ku yaalla Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro geystay oo deegaanka Cadaan-laxeey ku dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo...

Dowladda Dhexe oo isku xireysa howlgallada ka socda Hir-shabeelle iyo Galmudug

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii laisku xirilahaa  howlgallada ka socda maamulada Hir-shabeelle...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.