image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furimaha dagaalka ku booqday ciidamada wada howlgalka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay  furimaha dagaalka si uu ciidamada kala duwan ugu...

Xildhibaan Cabduqaadir ” Wasiirka amniga Toban jeer ayuu isku deyey inuu i dilo”

Xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani oo kamid ah Mudanayaasha golaha shacabka,  ayaa sheegay in guddoonka Baarlamaanka looga baahan yahay inuu ilaaliyo...

Dagaal xooggan oo ka socda deegaanka Biyo-cadde ee katirsan Shabeellah Dhexe

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Biyo-cadde ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka dowladda...

Guddoomiye Shuute ” Kiiska Cabdi Wabiir waxaan ku wadnaa baaritaan”

Guddoomiyaha Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed Con. Xasan Cali Nuur Shuute, oo fagaaro ku yaalla...

Axmed Madoobe oo sheegay in guddiga doorashooyinka laga sameeyey Suuqa Bakaaraha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa sheegay in wax kalsooni ah uusan ku qabin guddiga doorashooyinka heer qaran...

Trump iyo Zelensky oo hadallo kulul isweydaarsaday

Kulan shalay Aqalka Cad ku dhexmaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensk, oo ujeeddadiisu ahayd sidii...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo soo saaray war-murtiyeed wadajir ah kaddib booqashadii Abiy Axmed

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya bayaan wadajir jir ah, kaddib booqashadii maanta uu Muqdisho ku ymid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy...

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay...

DEGDEG: Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka socda dagaal...

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo xiran iyo Abiy Axmed oo Muqdisho ku soo...

Waxaa maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaa la soo dhoobay ciidamo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.