image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Donlad Trump oo hakiyay hubka uu Mareykanka siiyo Ukraine

Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in madaxweyne Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee ay Dowladda Mareykanka siineysay Ukraine. Sarkaal...

RW Xamsa oo khudbad ka jeedinaya shir looga hadlayo dib u dhiska Gaza

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la filaya inuu khudbad ka jeediyo shirka u dhaxeeya wadamada...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo la kulmay wefdi ka socday dowladda Masar

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday Dalka...

Taliye Odowaa oo saraakiisha ciidanka xoogga ka hadlay darder gelinta dagaalka socda

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowaa Yuusuf Raage, ayaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xoojinta howlgallada ka socda...

Golaha amaanka oo maanta u codeynaya cusbooneysiinta cunaqabateynta saaran Shabaab

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta waxa ay u codeeyn doonaan qaraar qabyo ah oo...

Yahuuda oo diiday in gawaari gargaar bani’aadannimo siday in ay galaan Gaza

Israa'iil ayaa qaar ka mid ah bulshada caalamka kala kulantay dhaleecayn ba'an, kaddib marki ay Axaddii shalay joojisay dhammaan...

RW Xamsa oo shir guddoomiyeey kulan looga hadlayay amniga Caasimada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada...

Masar iyo Eritrea oo wada qorsho ay Itoobiya uga hortagayaan damaceeda Badda Cas

Sida ay sheegayaan wararka anu heleyno dowladaha Masar iyo Eriteriya ayaa wada qorsho xooggan oo ay kaga hortagayaan in...

Yurub oo kullan deg deg ah ka yeelaneysa dalka Ukraine

Shirweyne deg deg ah oo ay Yurub uga hadleyso xasaradaha ka taagan Ukraine iyo xal u helidda dagaalka u...

Booliska Soomaaliya oo xiray Weriye Cali Aadan Muumin

Qoraal kasoo baxay ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in taliska ciidanka booliska degmada Xamarweyne, soo  xireen weriye Cali...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.