image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Dagaal Suuriya Ku Dhex Maray Ciidmada Maamulka Cusub Iyo Haraadiga Asad

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay...

Dowladda oo go’aan kasoo saartay amniga garoonka diyaaradaha Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amaro kala duwan oo la xiriira amniga magaalada Muqdisho iyo howlgallada ka socda dalka. Shir...

Dowladda oo ciidamo dheeraad ah geysay furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe

Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa sacaadihii lasoo dhaafay geysay ciidamo dheeraad ah furimaha dagaalka ee gobolka shabeellaha Dhexe. Meela ay Dowladda...

Mareykanka oo jaray xogaha sirdoon ee uu la wadaago Ukraine

Mareykanka ayaa Arbacadi shalay jaray xogihii dhanka sirdoonka ee uu la wadaagayay Ukraine, tallaabadaas oo si weyn u yareyn...

Jubbaland oo bogaadisay howlgallada ka socda deegaanada Hir-shabeelle

Bayaanka kasoo baxa madaxtooyada Jubbaland, ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda deegaano katirsan maamulka...

Safaaradda Mareykanka oo digniin kasoo saartay weeraro argagixiso Muqdisho ka fulin rabaan Shabaab

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in debagal ay ku sameeysay xog  sheegeysa in suuragal ay tahay in weeraro...

RW Xamsa oo cadeeyey sida ay uga soo horjeedo dowladda Soomaaliya barakicitanta dadka reer...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta...

Diblumaasi sare oo katirsan dowladda Soomaaliya oo lagu xiray dalka Ireland

Sida uu daabacay Wargeyska The Times, dawladda Ireland ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo ka tirsan Diblumaasiyiinta dawladda...

Puntland: Shacabka Koonfurta ma helin hoggaan si mabda’ leh u dagaalama argagixisada

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Puntland Maxamed Cabdiwahaab, ayaa ka hadlay dagaalka ay dowladda federaalka kula jirta kooxda Al-shabaab...

Ciidamada xoogga oo dib ula wareegay Ceel-baraf iyo deegaano kale oo katirsan Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka degaanka ayaa dib u qabsaday degmooyinka  Ceel-baraf, Miirtuug, iyo Cali Axmed ee katirsan gobolka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.