image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Xamaas oo sii deyneysa 10 Yahuud ah oo ay ku jiraan qaar dhintay

Xamaas iyo Israa'iil ayaa Talaadadi ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis lagu sii deeynayo 10 ka mid ah Isra’iiliyiinta...

Maalgelinta Hodan Hospital: Su’aalo Ka Dhashay Xiriirka Musuqmaasuqa, Dhulalka Danta Guud, iyo Premier Bank

MUQDISHO (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daahfuray isbitaal cusub oo loogu magacdaray...

Maxey kawada hadleyn guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo James Swan ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay,...

Agaasimaha hay’adda Socdaalka oo kulan la yeeshay safiirka Finland u fadhiya Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Finland...

Mareykanka iyo Sacuudiga oo isku mari waayay damaca Trump ee Gaza

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa Isniintii shalay gaaray dalka Sacuudiga, isagoo madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlaya...

Kalfadhiga Baarlamaanka labada aqal oo la shaaciyay xiliga uu furmayo

Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  soo saaray war-saxaafadeed ay ku shaacinayaan xiliga uu furmayo kalfadhiga 6-aad ee...

RW ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay wadahadallada ku biirista Soomaaliya Ururka ganacsiga Adduunka

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kaga qeybgalay wadahadallada ku saabsan ku...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ciidanka kula dardaarmay xoojinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Hir-shabeelle Gaashaanle Sare Xasan...

Jabuuti oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Kenya

Dawladda Jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo baxay Madaxweynaha Kenya William Ruto oo tilmaamay in Afrika...

Ciidanka xoogga oo howlgal ay sameyeen Jubbada Hoose ku dilay xubno katirsan Shabaab

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Daariwshta Jubbaland, ayaa sacaadihii lasoo dhaafay, waxa ay howlgalo ka sameyeen deegaano hoostaga degmada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.