image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Duqeyn diyaaradeed oo xalay lala beegsaday Godkii ugu weynaa ee Daacish ee buuraha Calmiskaad

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee maamulka...

Mali: 48 ku dhimatay qod macdanta laga qodo

Ugu yaraan 48 qof ayaa Sabtidii shalay dhimatay, ka dib markii uu dumay god dahabka laga qodo oo aan...

Mustaf Dhuxulow oo sheegay in waxa qiimo riday Baasaboorka Soomaaliya

Agaasimaha hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Soomaaliya Mustaf Cali Dhuxulow, ayaa sheegay in ganacsatada Soomaaliyeed ay ku safraan...

15 qof oo ku geeriyooday isbuurasho ka dhacday Hindiya

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 15 kalena way ku dhaawacmeen isbuurasho xalay fiidki ka dhacday bosteejo tareenka...

Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo lagu doortay Addis Ababa

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay furitaanka shirka 38-aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka Meertada 38-aad ee shirka Madaxda Dowladaha iyo Hoggaamiyeyaasha...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo u yeertay hantidhowrka Guud ee dowladda Soomaaliya

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa u yeertay Hantidhowrka Qaranka oo lagu Eedeyey inuu doonayey in sameyn ku yeesho go,aanada garsoorka...

Shir looga hadlayay arrimaha Qaxootiga oo ka furmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa maanta...

Warshadii qaraxda iyo biraha gaadiidka u sameyn jitay Daacish oo la burburiyey

Duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee buuraha Calmiskaad ee Puntland, ayaa lagu burburiyey warshadii qaraxyada u...

Ciidanka Jubbaland oo soo qabtay ninkii Al-shabaab u qaabilsanaa maxkamadda deegaan hoostaga G/ Jubbada...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada Jubbaland ay ka sameyeen deegaanka Lafo-gari oo hoos taga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.