image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay wasiirro iyo ku-xigeeno cusub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta golahiisa wasiirrada ku sameeey xilka qaadis iyo magacaabis. Wasaaradaha la magacaabay...

Booliska Soomaaliya oo xiray askari Taraafika ah oo dil bareer ah u geystay wade...

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in lasoo qabtay askari kamid ah kuwa ilaalada waddooyinka ee Taraafikada, kaasi oo dil...

Xuutiyiinta Yemen oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan ah Maraakiibta Yahuuda

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay la wareegeen waxay ku sheegeen markab laga leeyahay Israa’iil kaas oo ku...

Muqdisho: Askari katirsan ciidanka dowladda oo toogtay labo ruux oo shacab ah

Inta la xaqiijiyay 2 ruux oo shacab ah ayaa geeriyootay mid kaana wuu ku dhaawacmay kaddib markii askari katirsan...

Diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyay degmada Jilib

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo culus oo loo adeegsaday walxo qarxa, oo xalay diyaaradaha Itoobiya ay ka...

Maxey tahay sababta uu madaxweyne Xasan Sheekh uu xilka uga qaaday lataliye Qoone ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan Shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo ciidanka deegaanka ay sameyeen sacaadihii lasoo dhaafay ka sameyeen Tuulooyin u dhaxeeya...

Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku garaacay kooxda Xuutiyiinta Yemen

Maraykanka ayaa mowjado duqaymo dhanka cirkaa ku garaacay kooxda Xuutiyiinta sida uu sheegay Madaxweyne Donald Trump, isaga oo sabab...

Xaalada degmada Balad-xaawo oo maanta kacsan kaddib ciidanka dowladda iyo kuwa Kenya oo dagaalamay

Wararka anu ka heleyno degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in xaalada magaaladaasi  ay maanta kacsan tahay kaddib...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA iyo wefdi u hoggaaminayo oo gaaray degmada Jalalaqsi

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.