image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Hoobiyeyaal maanta lagu garaacay xerada Xalane ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Hoobiyeyaal maanta lagu gaaracay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka. Hoobiyeyaasha qaar ...

Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo ka warbixiyay howlgal ay sameeyeen

Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda qeybtooda maamulka Galmudug, ayaa howlagallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay...

Khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamo kawada tirsan dowladda ku dhex maray Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowladda Soomaaliya oo maanta ka dhacay degmada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka ee Shabeellaha Dhexe

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka degay degmada Aadan-yabaal ee gobolka Sh/Dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhaweyd ka dhacay Waaxda Gaheer ee degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa...

Dagaal culus oo ka qarxay xerada lagu tababaro ciidamada Soomaaliya ee Turkiga

Dagaal culus ayaa qarxay xili ay socotay ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacaysay xero lagu tababaro ciidamo Soomaalida...

Ciidanka dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas saakay  dagaal uu ku dhaxmaray degmada Balcad Ciidanka...

RW Xamsa Cabdi Barre oo maanta daah-furay qorshaha isbadalka Qaranka

Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029). Ra’iisul Wasaaraha, ayaa...

Xubno katirsan Al-shabaab oo galay tuulo ku taalla dalka Kenya

Ciidamada ammaanka Kenya ayaa bilaabay howlgal ballaaran kadib markii ugu yaraan 100 dagaal-yahannada al-Shabaab ay galeen aafad ku taalla...

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku biiray dagaalka ka dhan ah Al-shabaab

Cutubyo katirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo wajiib ahaan u xil saaran ilaalinta Maxabiista ku jira xabsiyada dalka, ayaa laga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.