image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Erdogan oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga duqa Istanbul

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay baaritaanka lagu hayo duqa magaalada Istanbul Ekrem İmamoğlu oo...

Ciidanka Jubbaland iyo kooxda Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Diif ee Jubbada Hoose

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay guul ka gaareen...

Qarax ay ku dhinteen saraakiil iyo ciidamo oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Faah faahin dheeraad ayaa laga helaya khasaaraha ka dhashay qarax miino oo lala eegtay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowladda...

Ciidanka dalka Suudaanoo bur buriyay gaadiidkii dagaalka ee kooxda RSF

Ciidanka dalka Suudaan ayaa bur buriyey dhammaanba gaadiidkii dagaal ee ay haysteen kooxda RSF ee ku sugnayd magaalada Khartuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la qaaday wasiir dowlaha arrimaha dibadda Imaaraatka

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta...

Weerar ku biloowday qaraxyo oo saakay Shabaab ku qaadeen deegaanka Sabiib iyo Caanoole

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ciidanka dowladda iyo Al-shabaab, saakay ku dhex maray deegaanada laisku...

kulan looga hadlayay dacwadaha la xiriira canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayey dardargelinta howlaha baarista iyo horgeynta cadaaladda dacwadaha la xiriira canshuuraha iyo dhaqaalaha ayaa ka qabsoomay Taliska...

Hay’adda SoDMA oo furimaha dagaalka u dirtay dawo iyo dhaqaatiir

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) oo xoojineysa dadaallada yareynta khasaaraha ka dhasha dagaallada lagu cirib-tirayo khawaarijta ayaa furimaha gobollada Hiiraan...

Putin oo Trump ka diiday baaq uu u soo jeediyay oo dagaalka Ukraine la...

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin ayaa telefoonka ku wada hadlay, wadahadalkaas oo socday ku dhowaad...

Imaaraadka iyo Sacuudiga cambaareeyay qaraxii lala beegsaday madaxweyne Xasan Sheekh

Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa cambaareeyay weerarkii lala eegtay kolonyada madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, xili u uku sii...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.