image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ballan qaaday inuu garab istaagi doono Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa sheegay inuu sii xoojinayo taageerada Soomaaliya. Waxaa uu sheegay inay sii wadi doonaan dedaallada loo baahanyahay...

Burcad badeed Soomaali ah oo siidaayay doonto u afduubnayd oo laga lee yahay Yemen

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay Doon Kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Yemen, laguna magacaabo Al-Hidaaya,...

Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo maanta soo gaaray Muqdisho

Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha cusub ee Ururka Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka  diyaaradaha...

Weriye Coldoon oo shaaciyay inuu iska cararay magaalada Burco

Weriye  Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo hadda ah samafale ka shaqeeya caawinta dadka danta yar, ayaa ku dhawaaqay inuu iska...

Diyaarad Xamuul ah oo ku dhacday deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya  deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad xamuul ah ay ku dhacday halkaas,...

Qarax geystay khasaaro oo maanta ka dhacay Muqdisho

Faaf faahino dheeraaad ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo maanta ka dhacay wadada Warshadaha ee magaalada...

Ciidamada ammaanka oo toogtay nin doonayay inuu dil geysto

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ciidanka ammaanka ee degmada Baardheere  ay xalay ku dileen in la sheegay...

Somalia attends summit on  Labour conditions on Board fishing vessels and the role of...

Capetown (Onkod Radio) Somalia’s Commercial Affairs Attachè of Somali Embassy to South Africa Mr. Mohamed Ali Cibaar attended a...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray MW Xasan Sheekh iyo odeyaasha dhaqanka ee Shabeellaha...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wali kulamo kala duwan ka wada degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa...

RW Xamsa ” Xukuumadda waxa ay u guuri doontaa jiidaha hore ee dagaalka”

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.