image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Kooxo hubeysan oo weeraray saldhigga dhexe ee magaalada Boosaaso

Faaf faahino dheeraad ah ayaa laga helaya iska hor-imaad xalay ka dhacay magaalada Boosaaso  ee xarunta gobolka Bari. Meleeshiyaad qaab...

Abiy Axmed oo Tigreega weydiistay inay soo sharraxaan madaxweyne

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa weydiistay dadka gobolka Tigray inay soo magacaabaan murashax noqonaya madaxweynaha KMG ah ee...

Dowladda Burundi oo shaacisay in Rwanda dooneyso in dalkeeda soo weerarto

Madaxweynaha dalka Burundi Évariste Ndayishimiye ayaa sheegay in ilo sirdoon oo lagu kalsoon yahay ay ka ogaadeen in dawladda...

Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibana dilay Taliye Koox

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee xoogga dalka, ayaa maanta la soo taagay askari katirsan ciidanka xoogga oo dilay Taliye...

Ilhaan Cumar “Aniga iyo Elon musk waxaan labadeennaba muhajiriin ku nahay dalkan Mareykanka”

Ayadoo xiisadda u dhaxaysa xubnaha aadka u mayalka adag ee xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka iyo xildhibaan Ilhaan Cumar ay...

Shil gaari oo sababay dhimasho oo ka dhacay Somaliland

Faaf faahino dheeraad ah ayaa laga helaya shil sababay khasaaro dhimasho ah oo maanta ka dhacay koontaroolka Bari ee...

Shabaabkii lagu soo jibiyay dagaalada Shabeellaha Dhexe oo buux dhaafiyay…

Sida wararka soo baxya ay sheegayaan Al-shabaabkii ugu badnaa ayaa buux dhaafiyay deegaano ku yaalla gobollada Baay iyo Bakool...

145 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa Xabsiyada Libiya oo maanta dalka dib loogu soo...

Dowladda  Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo ku xirnaa xabsiyada...

Ciidamada amniga Bardaale oo toogtay madaxii lacag ururinta ee kooxda Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka amniga degmada Berdaale ka fuliyeen deegaanka Kooney ayaa lagu dilay Macalin Qaddiid, oo ahaa...

Ciidanka Macawiisleey oo ka dhawaajiyay in ay dulaan ku yihiin deegaanka Alkowsar

Wararka ka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in ciidamo badan oo kuwa deegaanka ee Macawiisley ay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.