image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Horjoogayaal katirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Taliska hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa ka hadlay howlgal lagu dilay xubno sare oo katirsanaa...

Tirada dhimashada dhul-gariirka Myanmar oo korortay

Ku dhawaad ​​24 saacadood ayaa laga joogaa markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay Myanmar, iyadoo saameyntiisa laga dareemayo ilaa...

Ciidamo katirsan dowladda oo dilay guddoomiye Waaxeedkii Xalane ee degmada Wadajir

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ciidamo katirsan dowladda oo xalay degmada Wadajir ku dilay guddoomiye Waaxeed katirsan degmadaasi. Alle...

Intensified Crackdown on Journalists: Somali police raid home of SJS Secretary of Information Mohamed...

MOGADISHU, Somalia 27 March, 2025 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) is extremely concerned about the police raid on...

Kalkaaliso 7 sanno ka hor laga afduubtay Muqdisho oo codsatay in lasii daayo

Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo jeeda dalka Jarmaka laguna magacaabo Sonja Nieniet, una shaqeyneysay hay’adda ICRC, ayaa kasoo muuqatay muqaal...

Muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray safiirka Shiinaha iyo guddoomiyaha hay’adda Musiibooyinka ?

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha...

RW Xamsa oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka “Khawaarijta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka sheegay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, in dalka uu...

Maxey tahay ujeedka uu madaxweyne Xasan Sheekh ugu safray dalka Turkiga ?

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safaray dalka Turkiga, kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa...

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay buuraha Calmiskaad

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradaha Maraykanka xalay ka fuliyeen Togga Miiraale oo ku yaalla buuralaysa Calmiskaad ee...

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay in muddo kordhin ay u sameeyen diwaan gelinta Ururada

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in muddo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.