image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Wararkii ugu dambeeyey howlgallo iyo duqeymo culus oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Abuukar Maxamud, ayaa ka warbixiyay dagaaladii iyo duqeymihii ugu dambeeyay ee saacadihii lasoo...

Donald Trump oo sheegay in uu aad ugu carooday Vladimir Putin, hanjabaadna u diray

Donald Trump ayaa sheegay in uu aad ugu carooday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka dib toddobaadyo uu isku dayay...

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo baaqday iyo sababta ka dambeysa

Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi,...

Magaalooyin kamid ah Soomaaliya oo maanta ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga

Iyada oo shalay inta badan dalalka Islaamka iyo deegaanada Soomaalida si wadajir ah looga ciiday, ayaa maanta waxaa jira...

Deegaano ku yaalla Galgaduud oo laga fuliyay howlgal culus

Howlgal qorsheysan oo uu Hogaaminayay Taliyaha Qaybta Galmudug Ee Ciidanka NISA G/Dhexe Feysal Ibraahim Caanood ayaa laga fuliyay Deegaano...

Hassan Kobac Foundation Provides Life-Saving Water and Food Assistance to Drought-Stricken Communities in Hiiraan

Mogadishu, Somalia  - (Onkod Radio) In the face of one of the most severe droughts in recent history, the...

Shabeellaha Hoose oo lagu diyaarinayo Macawiisley weerarta kooxda Shabaab

Guddoomiyaha deegaanka Number 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa shaaciyay in ay diyaariyeen ciidan Macawiisleey ah oo Al-shabaab kula...

RW Xamsa oo shacab iyo mas’uuliyiin Salaada Ciida kula Tukaday deegaanka number 50

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta deegaanka Number 50 Salaada Ciidul Fidriga kula Tukaday, Shacab ciidan...

Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka oo maanta si weyn looga Ciidayo

Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul Fidriga waxaa si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo qaar kamid...

Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Dowladda Mareykanka ayaa maanta duqeyn cirkaa waxa ay maanta ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, waxaana duqeyntaas la...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.