image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Rag ka ganacsanayay muqaadaraad oo la soo qabtay

Taliska Booliska degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmadaasi, ayaa ku soo qabtay...

Maxaa looga hadlay kulanka maanta ee golaha wasiirada ay yesheen ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka kooxda Al-shabaab  ee...

Faah faahin: Dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed oo ka kacay xaafada Soonakey

Wararka ka imaanaya xaafada Soonakey ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in maanta dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay dagaalka Shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...

Somalia: Al-Shabaab’s Growing Clan Divide and the Government’s Blind Spot

Somalia, a nation abundantly endowed with natural wealth—untapped oil and mineral reserves, fertile river valleys, strategic maritime positioning, and...

Imaam sheegay in 170 qof oo qaraabadiisa iyo asxaabtiisa inuu ku waayay dhulgariirkii Myanmar

Markii laga aadaamay jimcahii lasoo dhaafay magaalada Sagaing ee dalka Myanmar, ayaa boqolaal Muslimiin ah waxay u dareereen shanta...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo si weyn loogu soo dhaweeyay Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxaa si diiran...

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka socda galbeedka gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo maanta ka socday deegaanada Jiicboor iyo...

Fiqi oo u hambalyeeyay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda Jabuuti

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa hambalyo waxa uu u diray dhigiisa dalka Jabuuti Cabdiqaadir Xuseen Cumar...

Hay’adda Duulista Rayidka oo cadeeysay waxa keenay shil diyaaradeed ee maanta ka dhacay Garoonka...

Duhurimadii maanta ayey aheyd markii diyaarad ay lee dahay  Hay’adda UN-ka ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee Aadan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.