image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka

Dibadbaxayaal aad u fara badan ayaa isugu soo baxay magaalooyinka dalka Mareykanka si ay u cambaareeyaan madaxweyne Trump, mudaaharaadyadii...

RW Xamsa oo xilka u kala wareejiyay wasiirka cusub ee Gaashaandhigga iyo wasiirkii hore

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga...

Maxey yihiin heshiiska cusub iyo qodobada ay ku heshiiyeen madaxda Soomaaliya iyo Yuganda ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah shalay ku tagay dalka Uganda kaddib...

The Transformative Impact of Kobac General Trading Company and Hassan Kobac Foundation: A Legacy...

In a nation striving for economic resurgence and social transformation, two institutions have emerged as pillars of progress; Kobac...

Muxuu Lafta-garen kala hadlay Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan muhiim ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay Ku-Xigeenka Ergeyga Gaarka ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay dalka Yugandha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Kambaala ee caasimada dalka Yugandha, halkaasi oo si weyn loogu...

Taliyihii Guutada 14 October oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in la dilay Gaashaanle sare Nuur Farey  Taliyihii Guutada 14 October...

Tiro Hoobiyayaal ah oo maanta lagu garaacay xaafado ku yaalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro Hoobiyeyaal  oo saakay lagu gaaracay degmooyin ku yaalla Muqdisho, kuwaasi oo geystay...

Duqeymo iyo dagaal ka dhacay deegaano hoos taga degmada Galcad

Wararka ka imaanaya  degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay duqeyn diyaaradeed laga fuliyay deegaano...

Soomaaliya oo amartay inay dalka ka baxdo haweeney ajnabi ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay go’aansatay inay dalka ka baxdo Anna Saleem Högberg, oo ahayd madaxa arrimaha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.