image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Dagaal xooggan oo khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Awdheegle

Faah faahin ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo ku biloowday qaraxyo ay saakay Al-shabaab ku qadeen saldhig ciidanka...

Xildhibaan Abiib oo waayay xubnimada golaha shacabka iyo sababta ka dambeysa

Gudoomiyaha golaha Shacabka Faderaalka Sheikh Aaden Madoobe ayaa xubnimadii xildhibaanimo  ka xayuubiyey Cabdullaahi Xaashi Abiib oo ahaa xildhibaan katirsan...

NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah

War-saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka...

Mareykanka oo eryay safiirkii Koofur Africa u fadhiyay Washington

Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha...

Xiisado ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Hogaamiyaha gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka Itoobiya Getachew Reda, ayaa BBC-da u sheegay in maamulkiisu uu dejin doono xaaladda,...

Cali Guudlaawe oo Danjiraha Turkiga kala hadlay taageerada dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda goboleedka  Hir-shabeelle  Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka Dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “waxaa guuleystay qofkii dila ama ay dilaan Khawaarijta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay  booqday isbitaalada ay yaalan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo...

Maxey kawada hadleyn Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Ergayga Qarmada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ?

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha...

RW Xamsa oo la kulmay Danjiraha Suudaan u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga iyo Shabaab oo ka socda deegaanka Labo-garas

Wararka anu ka heleyno deegaanka Labo-garas ee ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu halkaasi...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.