image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Maxaa ka jira in Shabaab ay isaga baxeen deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe...

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegay kooxda Al-shabaab, ayaa iskaga baxday magaalooyinka Ceelbaraf iyo Biyacadde kadib...

Xildhibaanada golaha shacabka oo meel mariyey hindise sharciyeed ay soo gudbisay wasaaradda Cadaaladda ee...

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa waxa ay ku yesheen xarunta Villa Hargeysa ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay culimaada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, isaga oo...

Wasiir dowlaha Gaashaandhigga “wey awoodi wayeen in Shabaab ay sii joogaan degmada Balcad”

Wasiir dowlaha wasaaradda Gaashaandhiga ee xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Cabdi, ayaa ka hadlay xaalada amniga dalka iyo qabashadii Al-shabaab...

NISA oo xaqiijiyay in duqeyn ay ku dishay sarkaal sare oo katirsan Shabaab

War-saaxafadeed kasoo baxay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhacday gobolka...

MW Xasan Sheekh “24 saac ‘AS’ waxaa ku jiraan gaatin ama dariiq yar oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in loo baahan yahay in loo midoobo dagaalka kooxda Al-shabaab  isla markaana...

Faaf faahin: In ka badan 1,000 qof oo lagu dilay dalka Suuriya

Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay...

RW ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga caasimada

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda...

Xukuumadda Somaliland oo dil ku fulisay askar horay dil u geystay

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta waxa ay dil toogasho ah ku fulisay labo xukunsane oo lagu eedeeyey inay dileen Taliyihii...

Maxamed Cabdi Cali oo ku guuleystay kursiga HOP 049 doorasho maanta ka dhacday Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug,ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP 049 oo horay uu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha