image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Wararkii ugu danbeeyay weerar toos ah, oo ka socda xerada xalane, ee u dhow...

Muqdisho (Onkod Radio)–Faah faahino dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa weerar culus oo xoogag ka tirsan kooxda Al-Shabaab, ay...

Deg Deg, Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday xarunta xalane

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow koox hubeysan ay weerar toos...

Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay ku biirista Sheekh Aadan Sunne

Muqdisho (Onkod Radio) – Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay war qoraal ah, kasoo saaray ku biirista kooxda ee...

Maamulka Hirshabeelle oo Doorashada Laba Kursi Baladweyne Ka Dhacayso

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maanta oo Talaado ah, lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, lagu...

Janaraal Stephen Townsend, ayaa sheegay Soomaaliya inay Kenya ka Amni badan tahay

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxa taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) Janaraal Stephen Townsend, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya...

Sheekh Shariif, oo caan ka ahaa Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) –  Waxaa xalay Magaalada Muqdisho, ku geeriyooday AUN Dr. Sheekh Shariif Sheekh Muxiyaddiin Celi, oo ka...

Sheikh Aadan Sunne, oo shaaciyay inuu ku biiray Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sunne) oo goordhoweyd la hadlay idaacadda laanta Afka Soomaaliga ee  BBC-da,...

Faysal Rooble, Farmaajo iyo Deni way ka tallaabeen qadkii casaa ee siyaasadda

Muqdisho (Onkod Radio)  Aqoonyahan Feysal Rooble oo si aad ah u falanqeeya arrimaha Soomaaliya, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed...

Maamulka Jubbaland ayaa soo gabagabeeyay kuraasta deegaan doorashadu tahay Kismaayo

Muqdisho (Onkod Radio) Maagalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, maanta oo Isniin ah, lagu soo gabagabeeyay kuraasta deegaan doorashadoodu...

Booliska Gobolka Banaadir ayaa kusoo qabtay Maandooriye kala duwan howl-gal ay ka sameeyeen Degmada...

Muqdisho (Onkod Radio) Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Degmada Dharkeynley, Magaalada Muqdisho, waxa ay kusoo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.