image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

NISA oo ka digtay khatar Amni oo ku foodleh Rooble iyo Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) – Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa digniin maldahan oo ay soo saartay ku shaacisay...

RW, Rooble oo amray in Soomaaliland loo fasaxo $11.7 Milyan oo ku jirta xisaabta...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa amray in si deg deg ah, loo fasaxo lacag dhan $11.7 milyan...

Ururka Al-Shabaab ayaa war lama filaan ah, kasoo saaray debkii hargeysa

Muqdisho (Onkod Radio) – Ururka Al-Shabaab, ayaa markii ugu horreysay ka hadalay debkii xoogganaa ee uu ku baaba'ay goobahii...

Xildhibaanada Shahaadada qaatay oo aad u kordhay Tirada

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa aad u kordhay tirada xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka ee qaatay shahaadada, taasi oo ka...

Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay DFS inay si deg deg ah, u joojiso

Muqdisho (Onkod Radio) – Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, Marwo Isha Dyfan,...

Muxuu yahay heshiiska cusub qatar iyo DFS, ay kala saxiixdeen

Muqdisho(Onkod Radio) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan...

77 Xildhibaan oo Koonfur Galbeed lagu soo doortay oo shahaado la siiyay

Muqdisho (Onkod Radio)– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dhammaan la kulmay...

Ahlu-Sunna ayaa weerar xalay ku dishay askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda Ahlu Sunna ayaa xalay qaab layaab leh usoo agaasintay weerar ay ku dishay askar...

Rooble, Dilkii Xildhibaan Aamina, iyo Weerarkii Xerada Xalen waa ay xiriiraan

Muqdisho (Onkod Radio)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inay xiriiraan dilka xildhibaan Aamina Maxamed...

AUN Meydka Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi ayaa la keenay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio)– Allah u naxariistee waxaa la keenay magaalada Muqdisho meydka marxuumad Aamina Maxamed Cabdi, oo xalay ku...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.