image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Koror ku yimid tirada dadka ku dhintay GAZ & Israel oo askar badan laga...

GAZA (ONKOD )  Marinka GAZA waxaa ka sii soconaya duqeymaha diyaaradah Isreal ay ka gaysnayaan , deegaanka dhulka reer...

MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ? – FASHIL AMNI

KAAB ( ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad loo hadal hayay gabar Soomaaliyeed...

Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?

Garoowe(ONKOD)Madaxwaynaha  waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI oo ku adkaysanaya , doorasho qof iyo cod...

Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iil”

Gaza (ONKOD) – Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac...

QM oo soo faragelisay doorashada Puntland

Garowe (ONKOD) — Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang oo gaartay magaalada Garoowe ayaa kulan gaar ahla yeelatay...

XOG : Villa Somalia oo joojisay maanta dibadbax lagu taageeri lahaa RW Xamse

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo  Axad ah magaalada Muqdisho waxaa  lagu waday in uu ka dhaco dibadbax  lagu taageeri lahaa...

WARBIXIN : Muqdisho oo roob uu kala gooyay –xaaladda caasimadda

Muqdisho (ONKOD) 24 kii saac ee la soo dhaafay waxa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan oo saamayn ku...

GAZA uma roona hadalka Aqalka cad – qorshe fog

Gaza (ONKOD) Aqalka Cad ayaa ka welwalsan  suurtagalnimada dib u qabsashada Gaza ee Israa’iil, kaddib markii hoggaamiyaha waddanku uu...

Dhallinyaro badan oo lagu dilay K. Afrika & dilalka oo xargaha goystay

Cape Town (ONKOD) Dhalinyaro Kale Oo Soomaali Ah Oo Caawa Lagu Dilay Dukaan Ku Yaala Degmada Philippi ee Magalada...

SSC – oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland

Laascanood (ONKOD) Ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulka dhawaan- galka ah ee SSC Khatumo ayaa maanta oo Arbacaha dagaal uu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.