image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?

Garoowe (ONKOD ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xiisad salka ku haysa arrimaha doorashooyinka oo ka taagan...

Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiima ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Axad ah waxaa xiray ciidamo...

DENI oo jawaab la yaab leh ka helay DANAB – ‘’Isgaa ka masuul ah...

Garoowe (ONKOD) Taliska ciidanka DANAB ayaa ka hadlay markii ugu horeysay hadal ka yeeray Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii...

Isbitaalka Beledwayne oo u xirmay fataahadaha ka jira halkaas

Beledwayne (ONKOD )Wararka  naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay sii kordhayso dhibaatada  fataadaha...

Israel oo gudaha u gashay Isbitaalka Al-Shifa ee Gaza

GAZA (ONKOD ) Wararka laga helayo GAZA ayaa sheegaya in ciidanka Israa’il maanta oo arbaca ah  gudaha ay u...

Qurbojoog lagu dilay Muqdisho- Boolisku maxaa talaaba ah ay qaadeen ?

Muqdisho (ONKOD ) waxa magaalada Muqdisho lagu toogtay Ibraahim Iman oo loo yaqaan (Dibad), oo ka mid ahaa qurba...

Guri leeyihiin ehelka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo qarax lala eegtay

Muqdisho (ONKOD ) Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ah qarax ayaa lala eegtay guri ay degnayeen qaar ka...

WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh

Garoowe (ONKOD) Waxaa soo ifbaxaya warar ku saabsan in dhawaan ay kulan yeelan doonaan markii   ugu horeysay Madaxwaynaha Dowladda...

Garaad Jaamac ‘’ Ma aqbalayno sheegashada deegaankeena ee Somaliland ‘’

Laascanood (ONKOD) Abaalbul dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xilligan Somaliland ay ka wado deegaanadii hore looga saaray ciidanka...

Maxay ahayd canaanta MD Xasan u jeediyay Golaha Wasiirada ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwyanaha Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horeysay oo shalay ah ka qayb galay kulan deg deg ah...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.