image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Fahad Yaasin:”Dilkii Ikraan waxaa kadambeeyay Raysal Wasaare Rooble, Mahad Salaad iyo Cabdiraxmaan Al Cadaala”

Muqdisho (Onkod Radio) – Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin oo Waraysi bixiyey ayaa...

Faah-faahin ku saabsan laba qarax oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ahaa miino dhulka lagu aasay...

Macky Sall: “Haddii si deg deg ah aan xayiraadda looga qaadin Gargaarkii ka imaanayay...

Muqdisho (Onkod Radio) – Macky Sall, Madaxweynaha Senegal ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa sheegay in dagaalka Ruushka uu ku...

Fahad oo weerar xun ku qaaday Axmed Madoobe waa kansarka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Agaasimahii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa weerar afka ah ku qaaday...

Qoraal uu Abiy Axmed uu soo dhigay Twitter-ka oo dood ka dhex-abuuray Soomaalida

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal Af-Soomaali ah oo macno weyn sameynaya, kaasi...

Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad rasmi ah u fidiyay Xasan kadib caleemo-saarkiisa

Muqdisho (Onkod Radio) – Wasiirka Beeraha Turkiga oo kamid ah wafdiga ka socday dowladda Turkiga ee ka qeyb-galay munaasibadda...

Maxkamadda Sare ee Australia: ‘Xukuumaddu dhalashada kalama laaban karto dadka looga shakiyo argagixisada’

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamada sare ee dalka Australia ayaa laashay awooda dawlada dalkaasi ay u leedahay inay dhalashada...

Qeybtii koowaad ee wareysiga Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa caawa lasii daayey qeybtii koowaad ee wareysi uu taliyihii hore ee NISA, iyo agaasimihii...

Xiisadda Somaliland oo meel sare gaartay iyo masu’ul ‘ka bad-baaday isku-day dil’

Muqdisho (Onkod Radio) – Xaaladda guud ee magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa maanta kacsaneyd, kadib markii ay ka...

Madaxweyne Geelle oo arrin muhiim ah kula dardaarmay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyey xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub,...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.