image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Halkuu marayaa dhismaha xarunta xukuumadda iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha?

Muqdisho (Onkod Radio) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska...

Akhriso, Qoondada Wasaaradaha DFS ee miisaaniyadda 2022-ka iyo kuwa ugu muhiimsan

Muqdisho (Onkod Radio) – Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu matalayey wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa axaddii 12-kii...

Xirsiyo Maxamed: “Labo kamid ah 8 Carruur oo aan dhalay ayaa u geeriyooday Cunno...

Muqdisho (Onkod Radio) – Abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa maalinba maalinta ka dambeysay waxa ay sababeysaa Xaalado adag oo...

Muuse Biixi muxuu ka yiri muranka ka taagan doorashada Somaliland?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo la u warramay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda cakiran...

SJS oo tababarka habka tebinta wararka xuquuqda aadahan u qabatay warfidiyeenka magaalada Cadaado ee...

Muqdisho (Onkod Radio) –  13 June 2022 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ku...

Qodobo laga soo saaray shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madax goboleedyada

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa lasoo gaba-gabeeyay shirkii ay magaalada Muqdisho ku lahaayeen Golaha Wada-tashiga Qaranka, kaasi oo laga...

Aragtida Xisbiga Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaradka ee Guddiga Cusub ee Doorashada Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta u gudbiyey Golaha Wakiillada, toddbada xubnood ee Guddida...

Qaali Guhaad: “Ikraan oo maqan 18 cisho ayuu Fahad Yaasiin igu yiri 2 beri...

Muqdisho (Onkod Radio) – Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada Ikraan Tahliil Faarax oo Nolol & Geeri lagu waayay...

SJS, ayaa tababar ku saabsan xuquuqda aadanaha u qabatay 25 weriyaal kala socday tv...

Uururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed, Somali Journalists Syndicate - SJS, ayaa tababar ku qabtay degmada Cadaado ee gobolka Galmudug, tababarkaas ayaa...

Aqalka Sare oo meel mariyay magacaabis muran dhalisay oo uu sameeyey Cabdixaashi

Muqdisho (Onkod Radio) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad  ee...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.