image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Faallo: Xildhibaan Gobsan waa in lagu ciqaaba gefka ay qaranka ka gashay

Muqdisho (Onkod Radio) – Sababaha ay Soomaalida dhibaatada uga bixi la’dahay waxaa ugu weyn isla xisaabtan la’aanta iyo kuwa...

Maxay Al-Shabaab ka tiri wadahadal ay la gasho Dowladda Soomaaliya?

Muqdisho (Onkod Radio) – Hoggaamiye ku xigeenka kooxda Al-Shabaab Cabdiraxmaan Maxamed Warsame (Mahad Karate) ayaa wareysigii ugu horreeyey oo uu...

Maxay siyaasadda Soomaaliya uga dhigan tahay magacaabista Xamsa Cabdi Barre?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo...

Abaarta Soomaaliya: “Wiilkeyga waddada ayaan kusii aasay gabadheydana meeshii aan tagay”

Muqdisho (Onkod Radio) – Abaarta Soomaaliya: "Wiilkeyga waddada ayaan kusii aasay gabadheydana meeshii aan tagay"   Dhibaatooyinka ka dhashay saamaynta abaaraha...

Kenya oo Soomaaliya raali-gelin ka siisay Dhacdadii shalay ee calanka Somaliland

Muqdisho (Onkod Radio) –Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa raali-gelin ka bixisay in calanka Somaliland shalay lagu arkay munaasabad uu...

Waa kuma Xamza Cabdi Barre – Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre, inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xamza Cabdi Barre inuu noqdo ra’iisul wasaaraha...

Kenya Oo Ka Digtay Kororka Tirada Dadka Ay Saameysay Abaarta

Muqdisho (Onkod Radio) – Tirada dadka Kenya ee ay saameynta ku reebtay abaarta ku dhufatay qaybo ka tirsan gobalka...

Maxaa ka jira in la hareereeyay dagaalyahanno Ukraine ah ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Ruushka ayaa u sheegay ciidamada Ukraine e ku hareereysan wershadda kiimikada ee Azot ee ku...

Nin siyaasi ah oo loo dilay hadallo been abuur ah oo looga faafiyay WhatsApp

Muqdisho (Onkod Radio) – Siyaasi u dhashay dalka Mexico ayaa la dilay kadib markii hadallo been abuur ah looga faafiyay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.